Duqa Muqdisho oo la kulmay Ciyaal weero dhibaato badan dadka ku heyn jiray (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, asigoona halkaasi warbixin ku aadan Horumarada ka socda Degmada, sida dhismaha wadooyinka, Bilic soo celinta, Nadaafada iyo Amniga ka dhageystay Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley Mudane Yuusuf Xundubey. Duqa Muqdisho oo ay kormeerkaan shaqo … Continue reading Duqa Muqdisho oo la kulmay Ciyaal weero dhibaato badan dadka ku heyn jiray (Sawirro)